AKHRISO: XOGTA XARUNTA SH CALLI MUKULI
MAAMULAHA XARUNTA QUR'AAN SAARKA SH CALI MUKULI Sheeqa Wuxuu Xaruma Kala duwan ku keeyahay Gobalada dalka gaar ahaan Xaruntiisa uguweyn waxa ay ku taalaa Isgoyska Albaraka ee Muqdisho Sidoo Kale wuxuu marba xarun ka furaa gobalada dalka gaar ahaan Puntland Kala Xiriir 0907721879 0906000202 0907725175